(Sawirro) Dowlada Somalia oo dalab culus hordhigtay hey’adaha Maalgashiga dalka Kuwait

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Arbaco ah, kula kulmay Caasimadda Kuwait ee dalka Kuwait madaxda fulinta, agaasimayaasha guud iyo mas’uuliyiinta sare ee hey’adaha maalgashiga iyo kuwa horumarinta ee Kuwait si ay Soomaaliya uga hirgeliyaan mashaariic horumarineed iyo maalgashi oo kala duwan. Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa kulamo … Continue reading (Sawirro) Dowlada Somalia oo dalab culus hordhigtay hey’adaha Maalgashiga dalka Kuwait